1. In allah larumeeyo iyo rasuulkiisa
2. in slaaada latukado 5 ta waqtiba
3. In lasoomo bisha ramadaan
4. In xoolaha sako lagabixiyo
5. In xajka halmar latago qofki awooda
Intaas kadib in lafartoomo shay kaste uu allah kuudiray
Lagana fogaado waxyaabaha allah uu ogolayn
Sida in dadka ladilo in lazinaysto in khamri lacabo iwm mahadsanidiin
No comments:
Post a Comment