Tuesday, June 21, 2022

Ma garanaysaa markay Ciidii waynayd reerka dhib ku noqotay??


 1) mar haddii magaceedu noqday "Ciiddii Wayn" ee aanu ahayn "Ciid Al-Adxa"

 2) Mar haddii gowraca  uu noqday caado bulsho, ee aanay ahayn cibaado iyo Alle loogu dhawaanayo

 3) Mar haddii haraggii allabariga la gaday!

 /44) Mar haddii ariga loo iibsanayo danta ubadka ee aan ilaahay loogu dhawaanin

 5) Maadaama Hilibku Talaagada lagu dhex qariyo oo aan loo qaybin masaakiinta iyo agoomaha

 6) Mar hadii masaakiinta aan awoodin in ay wax iibsadaan ay noqdeen kuwo lagu jees jeeso kuwa awooda.

 7) Mar haddii ay Ciiddii noqotay fursad lagu muujiyo awoodda wax iibsiga iyo muujinta baaxadda lacagta kuwa wax haysta  markaas ayay noqotay ciidii waynayd mid dhib ku ah reerka

No comments:

Post a Comment

Maxa janada lagu galaaa

 1. In allah larumeeyo iyo rasuulkiisa  2. in slaaada latukado 5 ta waqtiba  3. In lasoomo bisha ramadaan  4. In xoolaha sako lagabixiyo  5....