Friday, June 24, 2022

Nin 30 sane dhuumanaayay isagoo malaynaya inu wali socdo digaalkii 2 aad ee aduunka yaab!









 Jon felip  waa 65 jir udhashay wadanka jermany Waxaa uu kudhuumanaaayay Jaziizrad udhaxaysa qaarada yurub iyo eshia Xeebta bada atlaticada,




Waxaa uu dhuuntay 1992 xiligaas oo uscday digaalka 2 aad ee aduunka oo ahaa digaalki owgu danbeeyay ee laisku adeegsaday hubka dilaaga ah ee wax gumaada Nicler. Waxaana digaalkaas,



24 wadan oo isgujiro american iyo oeribian Waxaa lagu xasuustaa in balaayin qof oo shacab ah aana digaalka kaqayb ahayn ay kudhinteen.




Dunida daafaheeda dhana waa lagadareemay dagaalkas samayntiisa watay sida gaajo dhaqaala xumo sixir barar iwm



Waxa uu moqday dagaal lagu sara hoosto markii latilmaamaayo xumaanta u leeyahay dagaal.



Inta dhimatay markii lagasootago waxaa kaloo lagadhaxlay waxyaabo yaab leh oo ay kamid tahay sheekada maanta 

Jon felip waxa uu kadhuuntay waqtigaas dagaalkii aan kasoodheekaynay waxa uu ku go.doomay jaziirad aana lahayn isgaarsiin warbaahin iyo waxyaaba badan oo kamid ah noolasha mideeda wanagsan

 shekadiisa waxay noqtay layaab 30 sane kadib ayaa la araky ninkii dhalinyarada ahaa oo 65 jir ah walina umalaynaayo inuu dagaalka socdo layaab.

Tuesday, June 21, 2022

Ahmed macalin fiqi oo amaan owgu qabeeyay Roonle










Wisiirki hore e amniga galmudug Mr Axmed Macallin fiqi oo ammaanay Ra'iisul Wasaarihii hore Rooble. Isagoo ka difaacay eeddii uu Prof: Maxamed Xaaji Ingiriis uu usoo jeediyey Habaynkii xala ahaa !. Mr Fiqi ayaa sheegay in rw hore Rooble uu ku amaanan yahay in meel ammaan ah uu soo gaarsiiyey Soomaaliya oo soo martay marxalad hubanti la’aan ah, isagoo farta ku fiiqay xubno uu sheegay inay ku howlan yihiin sidii ay u suurad xumey lahaayeen Ra’iisul Wasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble. “Ra’iisul wasaare Rooble wuxuu maanta qabtay shirkii u danbeeyey ee golihiisa wasiirada.majirto Shaqo wacan oo lataaban karo o uu kaqabtay wadanka iyo qaranka oo la mahdiyey, wuxuuna dalka dhowr jeer qarka usaaray xaalad hubanti la’aan ah, wuxuuna dalka gaarsiiyey meel ammaan aan ahayn. Aad ayaana oga xunahay arintaas

Ma garanaysaa markay Ciidii waynayd reerka dhib ku noqotay??


 1) mar haddii magaceedu noqday "Ciiddii Wayn" ee aanu ahayn "Ciid Al-Adxa"

 2) Mar haddii gowraca  uu noqday caado bulsho, ee aanay ahayn cibaado iyo Alle loogu dhawaanayo

 3) Mar haddii haraggii allabariga la gaday!

 /44) Mar haddii ariga loo iibsanayo danta ubadka ee aan ilaahay loogu dhawaanin

 5) Maadaama Hilibku Talaagada lagu dhex qariyo oo aan loo qaybin masaakiinta iyo agoomaha

 6) Mar hadii masaakiinta aan awoodin in ay wax iibsadaan ay noqdeen kuwo lagu jees jeeso kuwa awooda.

 7) Mar haddii ay Ciiddii noqotay fursad lagu muujiyo awoodda wax iibsiga iyo muujinta baaxadda lacagta kuwa wax haysta  markaas ayay noqotay ciidii waynayd mid dhib ku ah reerka

Monday, June 20, 2022

(Xaqiiqooyin muujinaaya in yayda dadka qaarkood ay kanasab wanagsanthay)

 Yeyda dhediga ah , oo loo yaqaan "Sarhana," markay hesho lammaaneheeda nolosha, waxay la nooshahay isaga nolosheeda oo dhan mana ku beddesho mid kale xitaa geeridiisa ka dib.

Yeeyga labka ahi marka uu naag ku xidhan yahay lama seexdo naag kale, si aanu u lumin faraciisa oo aanu u kala firdhin, taasna aad ayuu uga taxadaraa inkabadan  xataa bini aadamka.

Sidoo kale yeeydu waalidkood kama tagaan markay waalidka gabow noqdaan, yeeyda yaryaru way ugaadhsadaan, oo godadkooda ayay ugaadhtii owgu geeyaan waxa ayna laqaybsadaan  waalidkood oo waaweyn iyo dhallaankooda.

Macluumaadka laga yaabo inaynaan ka garanayn Yeyga:

 1- Bakhtiga haba yaraatee ma cuno.

 2- Wuxuu ka mid yahay dugaagga iyo faracii boqorrada xoolaha.

 3- Yeeygu maguursado maxaarimtiisa tusaale ahaan  hooyadii ama walaashii sida xoolaha kale.

 4- Daacadnimada nimanku waa mid aan la soo koobi karin, taasoo la macno ah inuu guursado hal Yey inta uu nool yahay, dheddiguna sidaas oo kale, sidaas darteed yeeygu caruurtiisa wuu garanayaa, sidaas darteed waxaa laga abuuray hal hooyo iyo hal aabe.

 5- Haddii labada yay ee is qabta midkood geeriyoodo, waxaa loo baroor diiqayaa inta ka hartay muddo aan ka yarayn saddex bilood, waxayna socon kartaa sanad dhan, iyadoo ay la socdaan kiisas is-dilid ah, waxaana ku haray wax yar oo ka mid ah lammaanaha. nool.

 6- Yeyga waxaa loogu yeeraa wiilka xaqa ah, sababtoo ah waa xayawaanka kaliya ee ixtiraama waalidkiis ka dib markii ay gaaraan heerkii gabowga oo aan awoodin inay la socdaan xoolihii ugaarsiga, waalidkuna waxay ku sii jiraan godka, caruurtuna way ugaarsanayaan. iyaga oo quudiya.

 Sidaa darteed, marka ay ninku u yaqaaniin yeey, waxay rajaynayaan inuu yeesho sifada  yeeyda  oo kale ah, sida geesinimada, daacadnimada, daacadnimada xaaska, ixtiraam cabsi la'aanta, kalsoonida, iyo naxariista waalidka.
 Xog qiimo leh oo runtii wax badan aad ka faaidayso waaye,
 In kasta oo aan u sheegno carruurta xaaladaha qaarkood in ay tahay Yeeyda dugaag  aad uxun waxa kenaayo anagoo  aqoon dhab ah u lahayn sifooyinkeeda.

 Bogaan *xaqiiqnews*kadaalaco warar xaqiiqda kudheehan oo xiiso badan xanbaarsan

Maxa janada lagu galaaa

 1. In allah larumeeyo iyo rasuulkiisa  2. in slaaada latukado 5 ta waqtiba  3. In lasoomo bisha ramadaan  4. In xoolaha sako lagabixiyo  5....